HomeCaalamkaKim Jong Un oo shaaciyay inuu yeelanayo quwada ugu weyn ee Nukliyeerka...

Kim Jong Un oo shaaciyay inuu yeelanayo quwada ugu weyn ee Nukliyeerka caalamka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa sheegay in hadafkiisa ugu dambeeya uu yahay in uu yeesho quwada ugu weyn ee Nukliyeerka caalamka, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda. Hadalka Kim ayaa yimid xili uu ku guda jiray munaasabad uu ku dalacsiinayay saraakiil ciidan ah oo ka qeyb qaatay tijaabinta gantaalkii ugu weynaa ee taariikhda dalkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa sheegay in hadafkiisa ugu dambeeya uu yahay in uu yeesho quwada ugu weyn ee Nukliyeerka caalamka, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda.

Hadalka Kim ayaa yimid xili uu ku guda jiray munaasabad uu ku dalacsiinayay saraakiil ciidan ah oo ka qeyb qaatay tijaabinta gantaalkii ugu weynaa ee taariikhda dalkaasi soo mara.

- Advertisement -

Hadalladan ayaa sidoo kale imaanaya wax ka yar laba toddobaad ka dib markii hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi uu ka qayb galay tijaabada gantaalka ballistic-ga ee nooca Hwasong-17.

Waxaa uu sidoo kale xilligaasi ballan-qaaday inuu ka hortagi doono hanjabaadaha Nukliyeerka ee Maraykanka isga oo isticmaalaya hubka nukliyeerka.

Kim waxa uu sheegay intii ay socotay xafladda dalacsiinta saraakiisha ciidamada in dhismaha awoodda Nukliyeerka looga gol leeyahay in lagu ilaaliyo sharafta iyo madaxbannaanida dalka iyo dadka. Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay tiradii ugu badneyd ee gantaallada dabayaaqadii October iyo horraantii Novembar ee sanadkan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts