HomeCaalamkaMadaxweyne Biden oo Ruushka u diray Digniin la xiriirta Dagaalka ka socda...

Madaxweyne Biden oo Ruushka u diray Digniin la xiriirta Dagaalka ka socda Ukraine

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa uga digay Ruushka in dagaalka Ukraine uusan u isticmaalin hubka kiimikada ah ee wax gumaada ee Niyukliyeerka. Isagoo ka hadlayay wareysi uu siiyay shabakadda wararja ee CBS News, Biden, ayaa wuxuu sheegay in tallaabadan oo kale “ay bedeli doonto wejiga dagaalka, si ka duwan sidii hore, tan iyo dagaalkii labaad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa uga digay Ruushka in dagaalka Ukraine uusan u isticmaalin hubka kiimikada ah ee wax gumaada ee Niyukliyeerka.

Isagoo ka hadlayay wareysi uu siiyay shabakadda wararja ee CBS News, Biden, ayaa wuxuu sheegay in tallaabadan oo kale “ay bedeli doonto wejiga dagaalka, si ka duwan sidii hore, tan iyo dagaalkii labaad ee aduunka”.

- Advertisement -

Ma uusan sheegin jawaabta uu Mareykanku ka bixin doono adeegsiga hubkan.

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa heegan galiyay ciidamada Nukliyeerka ee dalkaasi, kadib duulaankii ay ku qaadeen dalka Ukraine bishii February ee ina dhaaftay.

Wuxuu u sheegay madaxda difaaca inay sababtu tahay “hadallada gardarada ah” ee ka imanaya dhanka iyo dalalka Reer Galbeedka.

- Advertisement -

Hubka Nukliyeerka, ayaa waxa haystaan dalalka ku yaalla dunida ku dhawaad ​​sideetan sano, iyadoo wadamo badan ay u arkaan mid gaashaan u ahdammaanad qaadka amnigooda qaranka.

Ruushka ayaa waxa lagu qiyaasaa inuu haysto ilaa 5,977 oo madaxyo nukliyeer ah, sida ay qabaan ururka saynisyahanada Mareykanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts