HomeWararAbwaan Hadraawi oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa

Abwaan Hadraawi oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa Maanta Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulka Somaliland ku geeriyooday Allaha u naxariistee Abwaankii weynaa ee Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi. Geerida ku timid Abwaanka ayaa waxaa xaqiijiyey qaar kamid ah Eheladiisa iyo mas’uuliyiin kala tirsan Somaliland, Abwaanka ayaa waxaa la sheegay inuu maalmihii lasoo dhaafay uu xanuusanayey, balse xanuunkii haayay uu u dhintay. Mas’uuliyiin kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulka Somaliland ku geeriyooday Allaha u naxariistee Abwaankii weynaa ee Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi.

Geerida ku timid Abwaanka ayaa waxaa xaqiijiyey qaar kamid ah Eheladiisa iyo mas’uuliyiin kala tirsan Somaliland, Abwaanka ayaa waxaa la sheegay inuu maalmihii lasoo dhaafay uu xanuusanayey, balse xanuunkii haayay uu u dhintay.

- Advertisement -

Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Madaxda Soomaalida ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada Hargeysa.

Abwaanka Maxamed Hadraawi ayaa ka mid ahaa maqaawiirta Akadeemiye Goboleedka Af Soomaaliga {AGA}, sidoo kalena ka mid ahaa tiirarka loogu Jecel yahay fanka Soomaaliyeed.

 

Innaa Lilaali Wa-Inaa Ileyhi Raajicuun

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts