HomeWararShacab Careysan oo weeraray Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somaliland

Shacab Careysan oo weeraray Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somaliland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Shacab caraysan ayaa saaka weerar ku qaaday Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somaliland, kaasi oo tagay goob lagu aaasayay dadkii shacabka ahaa ee dhawaan ku geeriyooday bannaanbaxyadii ak dhacay Magaalooyinka waa weyn ee Somaliland, kuwaasi oo looga soo hor jeeday Muuse Biixi. Shacabka ayaa saaka u kallahay aasidda meydayka dadkii ku dhintay Raastii ay Ciidanku ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shacab caraysan ayaa saaka weerar ku qaaday Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somaliland, kaasi oo tagay goob lagu aaasayay dadkii shacabka ahaa ee dhawaan ku geeriyooday bannaanbaxyadii ak dhacay Magaalooyinka waa weyn ee Somaliland, kuwaasi oo looga soo hor jeeday Muuse Biixi.

Shacabka ayaa saaka u kallahay aasidda meydayka dadkii ku dhintay Raastii ay Ciidanku ku fureen dadkii bannaanbaxayay, waxaana dadkaasi lagu aasayay Qabuuraha dhanka bari ee Magaalada Hargeysa ee Halleeya lagu magacaabo.

- Advertisement -

Daqiiqado kadib waxaa isla goobta gaaray Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somalian doo lagu Magacaabo Siciid Sulub, waxaana halmar ku yaacay dadkii caraysnaa, kuwaasi oo dhag-xaan iyo waxyaabo kale oo fudud ku weeraray.

Ilaalada Wasiirka ayaa rasaas furay, inkastoo aan lasooo sheegin cid wax ku noqotay rasaasta ay rideen Ilaalada Wasiir Siciid Sulub.

Ugu dambeyntii waxaa lagu guulaystay in Wasiirka goobta laga kexeeyo, oo laga badbadiyo shacabkaasi aadka u caraysnaa.

- Advertisement -

Magaalooyinka waa weyn ee Somaliland waxaa ka dhacay bannaanbaxyo waa  weyn oo ay horboodayeen mas’uuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka ee UCID iyo WADANI oo ah labada Xisbi ee ugu awoodda badan Mucaaradka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts