HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo safarkii 8-aad ee dibadda ah u baxayo iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safarkii 8-aad ee dibadda ah u baxayo iyo ujeedkiisa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay booqasho rasmi ah uu ku tagaan Magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda. Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweyne Xasan Sheekh uu casuumad ka helay dhiggiisa dalka Uganda Yoweri Kaguta Museven, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay booqasho rasmi ah uu ku tagaan Magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda.

Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweyne Xasan Sheekh uu casuumad ka helay dhiggiisa dalka Uganda Yoweri Kaguta Museven, iyagoona wada-hadallo ka yeelan doona Arrimo dhowr ah, sida uu qorshahu yahay.

- Advertisement -

Labada Madaxweyne ayaa ka wada-hadli doona arrimo ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka labada dal, amniga Soomaaliya oo ay joogaan kumanaan ciidan oo ka socda Uganada iyo qodobo kale oo muhiim, sidoo kale Madaxweynaha ayaa la kulmaya Jaaliyadda Soomaaliyeed.

Ilo-wareedyo ayaa xaqiijinaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu maalinta Isniinta ee todobaadkaan ugu baxayo socdaalkiisa Magaalada Kampala, waxaana safarkaas uu noqonayaa midkii 8-aad ee safar dibadda ah ugu baxayo.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horey safaro kala duwan oo dibadda ah ugu baxay tan iyo markii dib loo doortay, isagoona ku tegay dalalka kala ah Imaaraadka, Turkiga, Eritrea, Kenya, Jabuuti, Tanzania iyo Masar, lana kulmay Madaxda dalalkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts