HomeWararIsraa'iil oo Gaza ku dishay sarkaal sare oo Falastiini ah iyo dad...

Israa’iil oo Gaza ku dishay sarkaal sare oo Falastiini ah iyo dad Shacab ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Militariga Israa’iil ayaa sheegay inay weerarayaan meelo ka tirsan Gacanka Gaza iyagoo ka jaaabaya khataro uga imaanaya kooxaha dagaallamaya ee halkaasi ku sugan. Ugu yaraan siddeed Falastiiniyiin ah, oo ay ku jiraan ilmo yar iyo taliyaha kooxda jihaad-doonka Falastiiniyiinta ee (PIJ), ayaa la dilay, sida laga soo xigtay wasaaradda caafimaadka Gaza. Waxay daba socotaa maalmo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Militariga Israa’iil ayaa sheegay inay weerarayaan meelo ka tirsan Gacanka Gaza iyagoo ka jaaabaya khataro uga imaanaya kooxaha dagaallamaya ee halkaasi ku sugan.

Ugu yaraan siddeed Falastiiniyiin ah, oo ay ku jiraan ilmo yar iyo taliyaha kooxda jihaad-doonka Falastiiniyiinta ee (PIJ), ayaa la dilay, sida laga soo xigtay wasaaradda caafimaadka Gaza.

- Advertisement -

Waxay daba socotaa maalmo xiisado ay ka jireen halkaas kaddib markii Israa’iil ay xirtay xubin sare oo ka tirsan PIJ oo ku sugnaa Daanta Galbeed.

Ururka PIJ ee fadhigiisu yahay Gaza ayaa ku hanjabay inuu ku aargoosan doono weerar uu ku qaado bartamaha Israa’iil.

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Yair Lapid ayaa sheegay in Israa’iil aysan oggolaan doonin in “tururrada argagixisada ay dejiyaan ajandaha”.

- Advertisement -

Afar ka tirsan kooxda PIJ – oo uu ku jiro taliyaha, Tayseer Jabari – iyo gabar shan sano jir ah ayaa ka mid ah dadka ku dhintay duqeymaha, sida laga soo xigtay saraakiisha caafimaadka gudaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts