HomeWararKoox Hubeysan oo Nabaddoon ku dishay Degmada Afgooye

Koox Hubeysan oo Nabaddoon ku dishay Degmada Afgooye

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxay dil goordhweyd Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose loogu gaystay Nabadoon Aadan Abshir Maaddeey oo loo yaqaannay Bujis. Wararka inaga soo gaaray Afgooye ayaa ku warrmaya in hlkaasi ayaa koox hubeysani ay Nabaddoonka ku dishay. Dilka ayaa sida la sheegay waxaa uu ka dhacay meel aan ka Saldhigga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxay dil goordhweyd Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose loogu gaystay Nabadoon Aadan Abshir Maaddeey oo loo yaqaannay Bujis.

Wararka inaga soo gaaray Afgooye ayaa ku warrmaya in hlkaasi ayaa koox hubeysani ay Nabaddoonka ku dishay.

- Advertisement -

Dilka ayaa sida la sheegay waxaa uu ka dhacay meel aan ka Saldhigga Booliska degmada  Afgooye, waxaana Nabadoonku uu sugayey Mooto uu doonayey inuu raaco, balse Mootadii uu doonayey inuu raaco ayey kooxda dishay kasoo dageen sida masuuliyiinta dagamadu u xaqiijiyeen Dalsan.

Kooxihii falka geystay ayaana ka baxsaday goobta ay ku dileen nabadoonkan oo caan ka ahaa degmadaasi, waxaana dilka kadin Howlgallo sameeyay Ciidanka ammaanka, ilaa iyo haddana lama shaacin cid loosoo qabtay falkaasi dilka ah.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts