HomeWararXildhibaanada Aqalka sare oo kulan yeelanaya Berri iyo Ajandaha oo la shaaciyay...

Xildhibaanada Aqalka sare oo kulan yeelanaya Berri iyo Ajandaha oo la shaaciyay  

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalinimada berry ah oo Taariikhdu ku beegan tahay 21 Bishan ay yeelanayaan kulan guud oo ku aaddan ajandayaal dhowr ah. Xildhibaaanda Aqalka sare ayaa lagu wargaliyay in ay berri soo xaadiraan, sagaalka subaxnimo. Waxaana Ajandayaasha kulanka berri lagu sheegay: 1) Dhismaha iyo shaacinta Xubnaha Guddiyada Golaha. 2) Ansixinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalinimada berry ah oo Taariikhdu ku beegan tahay 21 Bishan ay yeelanayaan kulan guud oo ku aaddan ajandayaal dhowr ah.

Xildhibaaanda Aqalka sare ayaa lagu wargaliyay in ay berri soo xaadiraan, sagaalka subaxnimo.

- Advertisement -

Waxaana Ajandayaasha kulanka berri lagu sheegay:

1) Dhismaha iyo shaacinta Xubnaha Guddiyada Golaha.

2) Ansixinta Xubnaha Guddiga Wadajirka ee Dastuurka (OC)

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts