HomeWararXasan Sheikh oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sh. Axmed

Xasan Sheikh oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sh. Axmed

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa tan iyo markii la doortay waxaa uu Muqdisho ka wadaa kulamo aan kala joogsi lahayn, oo uu la leeyahay siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta kala duwan ee Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada. Xasan Sheikh ayaa la kulmay Madaxweynihii horee Soomaalliya Shariif Sheikh Axmed, waxaana kulanku uu ahaa mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa tan iyo markii la doortay waxaa uu Muqdisho ka wadaa kulamo aan kala joogsi lahayn, oo uu la leeyahay siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta kala duwan ee Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada.

Xasan Sheikh ayaa la kulmay Madaxweynihii horee Soomaalliya Shariif Sheikh Axmed, waxaana kulanku uu ahaa mid Hambalyo ah.

- Advertisement -

Kulanka kadib Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa soo saaray Qoraal uu kaga hadlayo kulanka iyo wax yaabihii ay ka wada hadleen.

“Waxaan caawa la kulmay Madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaan ugu hambalyeeyay guusha uu gaaray oo ah guul u soo hoyatay dhammaan ummadda Soomaaliyeed, dhameystirna u aheyd dedaalkii aan u wada galnay in doorasho xor iyo xalaal ah dalka ka qabsoonto. Waxaan Eebbe uga baryayaa in uu la garab galo mas’uuliyadda culus, waxaan hoosta ka xarriiqayaa in aan garab istaagayo walaalkey Madaxweyne Xasan, ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa in si buuxda loo garab istaago Madaxweynaha cusub” ayuu yiri Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts