HomeWararSidee Shacabka Soomaaliyeed ay kaga fal-celiyeen Guusha Xasan Sheikh?

Sidee Shacabka Soomaaliyeed ay kaga fal-celiyeen Guusha Xasan Sheikh?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kadib markii Xalay lagu dhawaaqay in Xasan Sheikh Maxamuud uu ku guulaystay Xilka dalka ugu sarreeya ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa Magaalada Caasimadda ah ee muqdisho iyo magaalooyinka kale ee Gobolada waxaais qabsaday isku soo baxyo waa wayn oo lagu soodhaweynayo guushiisa. Waddooyinka Caasimadda ayaa waxaa isugu soo baxay kumanaan shacab ah oo u dabbaal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii Xalay lagu dhawaaqay in Xasan Sheikh Maxamuud uu ku guulaystay Xilka dalka ugu sarreeya ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa Magaalada Caasimadda ah ee muqdisho iyo magaalooyinka kale ee Gobolada waxaais qabsaday isku soo baxyo waa wayn oo lagu soodhaweynayo guushiisa.

Waddooyinka Caasimadda ayaa waxaa isugu soo baxay kumanaan shacab ah oo u dabbaal degayay guusha uu gaaray Xasan Sheikh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, oo xalay mar kale ku guulaystay Madaxtinnimada Soomaaliya.

- Advertisement -

Shacabka ayaa ku dhawaaqayay erayo ay ku taageerayeen Madaxweynaha la doortay, waxaana ay sidoo kale la arkayay rasaas debbaal deg ah oo ay ridayeen Ciidanka Dowladda.

Xasan Sheikh ayaa noqday Maadxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliya Madaxweyne ka noqda labo jeer, taasi oo aan horay u dhicin in masuul mar soo qabtay jagada dalka ugu sarreysa uu labo jeer soo laabto, waxaana xalay la diiwaan galiyay taariikh cusub oo ku aaddan madaxtimada Soomaaliya.

 

- Advertisement -

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts