HomeWararBooliska Soomaaliya oo Xaqiijiyay in Atooraha Badda uu dilay Saaxiibkiis Leeleefow

Booliska Soomaaliya oo Xaqiijiyay in Atooraha Badda uu dilay Saaxiibkiis Leeleefow

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Booliska Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay dilkii loo gaystay Atooraha badda oo ahaa Askari ka tirsanaa Ciidanka Booliska Soomaaliya, kaasi oo la sheegay in uu dilay saaxiibkiis. Booliska ayaa Baaritaan dheer ku sameeyay dilka loo gaystay Marxuumka, waxaana ay sheegay in gacan ka hadal uu dhex-maray marxuumka iyo gacan ku dhiiglaha, kaasi oo sababay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliska Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay dilkii loo gaystay Atooraha badda oo ahaa Askari ka tirsanaa Ciidanka Booliska Soomaaliya, kaasi oo la sheegay in uu dilay saaxiibkiis.

Booliska ayaa Baaritaan dheer ku sameeyay dilka loo gaystay Marxuumka, waxaana ay sheegay in gacan ka hadal uu dhex-maray marxuumka iyo gacan ku dhiiglaha, kaasi oo sababay in la dilo Atooraha badda.

- Advertisement -

Waxaa la sheegay in ay isku qabsadeen lacag deeq ah oo marxuumka la dilay uu doonayay in uu ku caawiyo dadka Masaakiinta ah,  Afhayeenka Booliska Soomaaliya ayaa Warbaahinta u sheegay kadib shir jiraa’id oo uu qabtay  in ”Atooraha Badda uu dilay saxiibkiis Leeleefow kadib markii ay isku qabsadeen lacag $62,000  oo dollar”.

Warar saacadihii lasoo dhaafay la isla dhex-marayay ayaa sheegayay in Al-Shabaab ay dileen marxuumka, balse Booliska ayaa caddeeyay in arrintaasi ay hayd mid marin habaabin bulsho ah.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts