HomeWararBeesha Caalamka oo baaq u dirtay Guddoonka Cusub ee Baarlamaanka 11aaad

Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Guddoonka Cusub ee Baarlamaanka 11aaad

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa war kasoo saartay Guddoonka Cusub ee Goalaha Shacabka ee la doortay, waxaana Qoraal kasoo baxay Safaaardda habmalyo iyo bogaadin loogu diray hoggaamiyayaasha cusub ee loo doortay ee baarlamanka Soomaaliya. Qoraalka ayaa lagu yiri “waxaan u hambalyeyneynaa hoggaamiyayaasha cusub ee loo doortay baarlamanka Soomaaliya oo xilli xasaasi ah la wareegaya mas’uuliyaddooda.” […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa war kasoo saartay Guddoonka Cusub ee Goalaha Shacabka ee la doortay, waxaana Qoraal kasoo baxay Safaaardda habmalyo iyo bogaadin loogu diray hoggaamiyayaasha cusub ee loo doortay ee baarlamanka Soomaaliya.

Qoraalka ayaa lagu yiri “waxaan u hambalyeyneynaa hoggaamiyayaasha cusub ee loo doortay baarlamanka Soomaaliya oo xilli xasaasi ah la wareegaya mas’uuliyaddooda.”

- Advertisement -

Dhanka kale Qoraal ay soo saareen Saaxiibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa looga hadlay doorashooyinkii guusha kusoo idlaaday ee loogu tartamayey jagooyinka guddoonka Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka, waxaana ay u hambalyeeyeen guddoomiyeyaasha iyo Guddoomiye Ku-xigeennada dhowaan la doortay.

“Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay soo dhoweynayaan doorashooyinkii guusha kusoo idlaaday ee loogu tartamayey jagooyinka guddoonka Aqalka Sare ee 26kii Abriil 2022 iyo Golaha Shacabka ee 27-28 Abriil 2022. Waxaan u hambalyeynaynaa guddoomiyeyaasha iyo Guddoomiye Ku-xigeennada dhowaan la doortay ee la wareegaya waajibaadkooda muhiimka ah xilligan xasaasiga ah ee Soomaaliya ay ku jirto” ayaa lagu yiri Qoraalka.

Sidoo kale Qoraalka Beesha caalamka ayaa lagu yiri “Kadib dib-u-dhacyo iyo caqabado daba-dheeraaday oo ku yimid soo xulista xubnaha baarlamaanka ayaa waxaa guul weyn ah doorashada guddoonka baarlamaanka. Waxaan u mahad-celinaynaa dhammaan dadkii Soomaaliyeed ee gacanta ka geystay dhamaystirka doorashada baarlamaanka”.

- Advertisement -

Ugu dambeyntii Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka ayaa ku baaqay in in doorashada Madaxweynaha hadda lagusoo dhameeyo si dhakhso leh, nabdoon, oo lagu kalsoonaan karo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts