HomeWararTaliska Hay’adda NISA ee Koonfur Galbeed oo soo bandhigay Xubin ka tirsan...

Taliska Hay’adda NISA ee Koonfur Galbeed oo soo bandhigay Xubin ka tirsan Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Taliska Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay mid ka mid ah dagaalamayaasha Al-Shabaab oo lagu magacaabo Ciise Cumar Deerow Isxaaq, kaasi oo Al-Shabaab u qaabilsanaa Weeraradda. Taliska ayaa sheegay in Ciise Cumar Deerow Isxaaq uu muddo 8-sano uu ka tirsanaa Al-Shabaab, waxaana uu u ahaa koox Jabhad ah oo tira ahaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay mid ka mid ah dagaalamayaasha Al-Shabaab oo lagu magacaabo Ciise Cumar Deerow Isxaaq, kaasi oo Al-Shabaab u qaabilsanaa Weeraradda.

Taliska ayaa sheegay in Ciise Cumar Deerow Isxaaq uu muddo 8-sano uu ka tirsanaa Al-Shabaab, waxaana uu u ahaa koox Jabhad ah oo tira ahaan uu ku sheegay 400 oo dagaalamae waa sida ay hadalka u dhigeene.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa ay sheegen inuu qeyb ka ahaa dagaalo dhowr ah oo ka dhacey Gobolada Jubbooyinka iyo Baay, Waxaana sidoo kale Hay’adda Nabadsugidda ay soo bandhigtey hub ay sheegeen in uu kala soo goostey Al-Shabaab, oo ay kamid yihiin 2-qori oo AK47 & 1-beekam.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts