HomeWararMuxuu yahay ujeedka safarka Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka uu ku tegay Dooxa?

Muxuu yahay ujeedka safarka Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka uu ku tegay Dooxa?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaasiinta Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar. Mahdi Guuleed oo Magaalada Dooxa kaga qayb galaya Meertada 20-aad ee Madasha Doha Forum, ayaa Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thani si diirran u soo dhaweeyey. Amiirka Dowladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaasiinta Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar.

Mahdi Guuleed oo Magaalada Dooxa kaga qayb galaya Meertada 20-aad ee Madasha Doha Forum, ayaa Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thani si diirran u soo dhaweeyey.

- Advertisement -

Amiirka Dowladda Qatar ayaa Mahdi Guuleed uga mahadceliyey sida wanaagsan ee ay u soo ajiibeen marti qaadkii uu u fidiyey iyo ka qeyb qalkooda ku aadan Meertada 20-aad ee Madasha.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka iyo wafdigiisu ayaa waxaa ay Maanta Madasha Dooha Forum ku soo bandhigi doonaan aragtida Dawladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan muhiimadda ay leedahay in adduunku iskaashi buuxa ka yeesho sidii wax looga qaban lahaa isbeddelka cimilada adduunka, wasakhowga hawada iyo kulaylka meeraha oo ka sii daraya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts