HomeWararMadaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa xalay Madaxtooyada Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay La-taliyaha Amniga Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ahna Musharax Xilibaan Golaha Shacabka. Kulanka ayaa waxaa uu ahaa mid ku saabsan salaan iyo is-xog wareysi ku aadan xaaladihii ugu dambeeyay ee Arrimaha siyaasadda gaar ahaan doorashadooyinka Golaha Shacabka ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa xalay Madaxtooyada Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay La-taliyaha Amniga Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ahna Musharax Xilibaan Golaha Shacabka.

Kulanka ayaa waxaa uu ahaa mid ku saabsan salaan iyo is-xog wareysi ku aadan xaaladihii ugu dambeeyay ee Arrimaha siyaasadda gaar ahaan doorashadooyinka Golaha Shacabka ee ka socda dalka iyo xaaladda guud ee deegaanada Hirshabeelle.

- Advertisement -

Kulanka dhexmaray Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo Agaasimihii hore ee Nabadsugida ayaa waxaa ka qeyb ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed iyo xubno kale oo safarka ku wehlinaayay Fahad.

La-taliyaha Amniga Qaranka Fahad Yaasiin ayaa shalay gaaray Magaalada Baladweyne, isla markaana waxaa uu qaatay shahaadada Musharaxtinimo ee Golaha Shacabka, isagoo u sharaxan kursiga HOP86 oo uu ku fadhiyey Faarax Sheekh Cabduqaadir.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts