HomeWararXisbiga Kulmiye oo ka hadlay go’aankii maxkamadda sare ee Somaliland

Xisbiga Kulmiye oo ka hadlay go’aankii maxkamadda sare ee Somaliland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xisbiga Kulmiye ee haya talada Somaliland ayaa ka hadlay go’aanka maxkamadda sare ee Somaliland ay ku furtay ururrada siyaasadda. Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa go’aan ka soo saartay arrinta furista ururrada siyaasadda,waxaana horay u jiray khilaaf xooggan oo ka dhex-dhashay Xisbiyada Somaliland, kadib markii Xisbiga talada haya lagu eedeeyay in dan gooni ah uu ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xisbiga Kulmiye ee haya talada Somaliland ayaa ka hadlay go’aanka maxkamadda sare ee Somaliland ay ku furtay ururrada siyaasadda.

Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa go’aan ka soo saartay arrinta furista ururrada siyaasadda,waxaana horay u jiray khilaaf xooggan oo ka dhex-dhashay Xisbiyada Somaliland, kadib markii Xisbiga talada haya lagu eedeeyay in dan gooni ah uu ka wato furista Urur siyaasadeedyada.

- Advertisement -

Maxkamaddu waxaa ay sheegtay in dacwadda la xiriirta furista ururrada ay laba toddobaad ka hor u soo gudbiyeen xubno tiradoodu gaarayso 24 oo siyaasiyiin ah.

Xubanaha dacwadda gudbiyey oo go’aanka maxkamadda soo dhaweeyey ayaa ku tilmaamay mid meel mariyey sarreynta sharciga.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ahna guddoomiye ku-xigeenka koobaad ee xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin, ayaa ka hadlay  go’aanka ka soo baxay Maxkamadda sare ee Somaliland, waxaana uu sheegay in arrintu tahay mid dastuuri ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts