HomeWararMadaxtooyada oo War kasoo saartay Qaraxii lala beegsaday Afhayeenka Xukuumadda

Madaxtooyada oo War kasoo saartay Qaraxii lala beegsaday Afhayeenka Xukuumadda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi (Duqa) ayaa ka hadlay qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee Maanta lala beegsaday Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Maxamed Ibraahim Macalimuu. Agaasime Cabdirashiid Xaashi oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku Cambaareeyay qaraxii lala eegtay Afhayeen Macalimuu ee uu dhaawaca kasoo gaaray, isla markaana la dhigay Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi (Duqa) ayaa ka hadlay qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee Maanta lala beegsaday Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Maxamed Ibraahim Macalimuu.

Agaasime Cabdirashiid Xaashi oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku Cambaareeyay qaraxii lala eegtay Afhayeen Macalimuu ee uu dhaawaca kasoo gaaray, isla markaana la dhigay Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu u rajeeyay inuu Alle Caafimaad deg deg ah siiyo isaga iyo dadkii kale ee waxyeelada kasoo gaartay qaraxii ka dhacay meel ku dhow Isgoyska Dabka.

“Waxaan cambaaraynayaa weerarka argagixisanimo ee uu ku dhaawacmay Walaalkeey Maxamed Ibraahim Macallikuu, Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Waxaan Afhayeenka u rajaynayaa in uu Rabbi siiyo caafimaad buuxa isaga iyo dhammaan Muwaadiniinta ay waxyeeladu soo gaartay” ayuu yiri Cabdirashiid Duqa.

Xaaladda Caafimaad ee Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa haatan soo hagaageysa, waxaana mas’uuliyada qaraxii lala beegsaday ee Is-miidaaminta ahaa sheegtay Al-shabaab…

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts