HomeWararMaamulka Isbitaalka Digfeer oo ka hadlay xaaladda Caafimaad ee Afhayeen Macalimuu

Maamulka Isbitaalka Digfeer oo ka hadlay xaaladda Caafimaad ee Afhayeen Macalimuu

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xaaladda Caafimaad ee Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu oo Maanta qarax Is-miidaamin ah lagula beegsaday Magaalada Muqdisho ayaa haatan soo hagaageysa, kadib dhaawac kasoo gaaray qaraxaas. Maamulka Isbitaalka Digfeer iyo dhaqaatiirta la tacaalaysa xaaladda Caafimaad ee Afhayeenka Xukuumadda ayaa Telefashinka Dalsan u xaqiijiyay inay wanaagsan tahay Xaaladda Caafimaad ee Maxamed Ibraahim Macalimuu. Afhayeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xaaladda Caafimaad ee Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu oo Maanta qarax Is-miidaamin ah lagula beegsaday Magaalada Muqdisho ayaa haatan soo hagaageysa, kadib dhaawac kasoo gaaray qaraxaas.

Maamulka Isbitaalka Digfeer iyo dhaqaatiirta la tacaalaysa xaaladda Caafimaad ee Afhayeenka Xukuumadda ayaa Telefashinka Dalsan u xaqiijiyay inay wanaagsan tahay Xaaladda Caafimaad ee Maxamed Ibraahim Macalimuu.

- Advertisement -

Afhayeen Macalimuu ayaa lasoo weriyey inuu si caadi ah u sheekeynayo, isla markaana ogaalkiisu joogo, iyadoo dhaawac kasoo gaaray qaraxa lala eegtay uu yahay mid fudud oo dhaqaatiirtu ay sheegeen in uusan aheyn mid culus.

Qarax Is-miidaamin ah oo uu fuliyey qof isku soo xiray Jaakad waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyey gaari uu watay Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu, xili uu marayey meel ku dhow Isgoyska Dabka ee Muqdisho.

Al-shabaab warar ay ku qoreen barahooda qadka Internet-ka ayaa waxaa ay ku sheegteen mas’uuliyada qaraxa lala eegtay Macalimuu, waxaana qaraxa ku burburay gaariga uu watay, sida lagu arkay Muqaalo iyo Sawirro laga soo qaaday gaariga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts