HomeWararXukuumadda iyo James Swan oo ka wada hadlay Lacagta ku baxeysa Doorashada...

Xukuumadda iyo James Swan oo ka wada hadlay Lacagta ku baxeysa Doorashada dalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan ayaa Muqdisho kulan kula la qaatay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle. Kulanka dhexmaray Wasiir Cabdiraxmaan Beyle iyo James Swan ayaa waxaa ay ugu wada hadleen arrimo badan oo la xiriira horumarka dhaqaalaha dalka oo ay kamid yihiin sida deyn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan ayaa Muqdisho kulan kula la qaatay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

Kulanka dhexmaray Wasiir Cabdiraxmaan Beyle iyo James Swan ayaa waxaa ay ugu wada hadleen arrimo badan oo la xiriira horumarka dhaqaalaha dalka oo ay kamid yihiin sida deyn cafinta iyo waxyaabaha lagama maarmaanka u ah miisaaniyadda dowladda.

- Advertisement -

Sidoo kale labada dhinac ayaa ka wada arrinsaday inta uu socday kulankooda maaliyadda ku baxeysa doorashada dalka ee muddo dhaafka noqotay, sida lagu sheegay Qoraal uu soo saaray Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan ayaa waxaa uu sheegay inuu ku  faraxsan yahay in uu toddobaadkan la kulmay Wasiirka Maaliyadda xilgaarsiinta, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

Beesha Caalamka ayaa dhowr jeer shuruudo ku xirtay bixinta lacagta ay ugu taleen doorashooyinka dalka ka dhacaya, waxaana la sheegay in Wakiilada ay dalbeen in marka hore la dardar-geliyo qabsoomida doorashada Golaha Shacabka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts