HomeWararDib u dhac ku yimid Shirkii uu ku baaqay Ra’iisul Wasaare Rooble...

Dib u dhac ku yimid Shirkii uu ku baaqay Ra’iisul Wasaare Rooble iyo sababta keentay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Shirkii Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ee uu ku baaqay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble lana filayay inuu maalinta berri ka furmo Magaalada  Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa dib u dhac uu ku yimid. Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegay in dib u dhac Shirka Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran uu sabab […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirkii Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ee uu ku baaqay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble lana filayay inuu maalinta berri ka furmo Magaalada  Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa dib u dhac uu ku yimid.

Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegay in dib u dhac Shirka Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran uu sabab u yahay Codsi ka yimid Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

- Advertisement -

Madaxweyne Deni ayaa codsaday in la siiyo muddo todobaad ah oo lagu dhammeynayo xiisadii ka dhalatay xilka qaadistii uu Madaxweynaha Puntland ku sameeyay Agaasimihii Ciidanka PSF Maxamuud Cismaan Diyaano, taasi oo isku bedeshay dagaal ka dhacay Magaalada Boosaaso.

Shalay ayaa waxaa Magaalada Garoowe ayaa waxaa gaaray Madaxweyneyaashii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole, Cabdiweli Gaas iyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, kuwaasi oo Garoowe u tegay xalinta shaqaaqadii ka dhacday Magaalada Boosaaso ee u dhexeeysay Ciidanka PFS iyo kuwa Maamulka.

Shirkii Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ee uu ku baaqay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu waday in lagu saxo qalalaadka ka jira doorashada dalka, iyo dardar-gelinteeda.

- Advertisement -

Si kastaba dib u dhaca ku yimid Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ayaa kusoo aaday, iyada oo Madaxweyne Farmaajo uu Ra’iisul Wasaare Rooble ku eedeeyay inuu gudan waayay waajibaadkiisa ee ahaa hoggaaminta doorashada, kuna baaqay Shir Wadatashi ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts