HomeWararItoobiya oo sheegtay inay si buuxda ula wareegtay deegaanada Amxaarada iyo Canfarta

Itoobiya oo sheegtay inay si buuxda ula wareegtay deegaanada Amxaarada iyo Canfarta

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaddey dhammaan dhulkii ay fallaagada TPLF qabsadeen iney kala wareegeen, kuwaasoo ku yaalla deegaannada Amxaarada iyo Cafarta. Xafiiska adeegga Isgaarsiinta dowladda, ayaa sheegay mar haddii deegaannadii ay TPLF haysteen laga xoreeyey, tallaabada xigta ay noqoneyso dadkii ay dagaalladu barakaciyeen sidii ay deegannadooda dib ugu noqon lahaayeen. Waxay dowladda Itooibya ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaddey dhammaan dhulkii ay fallaagada TPLF qabsadeen iney kala wareegeen, kuwaasoo ku yaalla deegaannada Amxaarada iyo Cafarta.

Xafiiska adeegga Isgaarsiinta dowladda, ayaa sheegay mar haddii deegaannadii ay TPLF haysteen laga xoreeyey, tallaabada xigta ay noqoneyso dadkii ay dagaalladu barakaciyeen sidii ay deegannadooda dib ugu noqon lahaayeen.

- Advertisement -

Waxay dowladda Itooibya ku eedeysay TPLF bilooyinkii ay deegaannadaasi gacanta ku hayeen iney gabood fallo isugu jira dil iyo kufsi ka geysteen, taasoo loo saarey guddi gabood fallaadaasi soo baara.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts