HomeWararWafdi ka socday Xukuumadda Xilgaarsiinta oo ka qeyb galay Shir ka furmay...

Wafdi ka socday Xukuumadda Xilgaarsiinta oo ka qeyb galay Shir ka furmay Masar

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Abuukar Carab iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar. Wasiir Cabdullaahi Carab iyo wafdigiisa ayaa Qaahira uga qeybgalay shirka 14aad ee ururka waxbarashada, Hiddaha & Cilmiga u qaabilsan wadamada Islaamka ee loo-soo gaabiyo (ICESCO), kaasi oo Magaaladda Qaahira ka furay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Abuukar Carab iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar.

Wasiir Cabdullaahi Carab iyo wafdigiisa ayaa Qaahira uga qeybgalay shirka 14aad ee ururka waxbarashada, Hiddaha & Cilmiga u qaabilsan wadamada Islaamka ee loo-soo gaabiyo (ICESCO), kaasi oo Magaaladda Qaahira ka furay Madaxwaynaha Dalka Masar mudane Cabdifitaax Alsiis.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa warbixin ka siiyay ururka (ICESCO), horumarada Waxbarashada, Hiddaha, Cilmi baarista dalka, ayaa u sheegay in Waxbarashada Soomaaliya ay sameyneysay xaalad soo kabasho ah sidoo kalana dowlada ay hiigsaneyso in ay horumariso Waxbarashadda iyo Cilmi-baarista.

Wasiirka Waxbarashada xilgaarsiinta iyo wafdigiisa ayaa inta ay joogaan magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa ay la kulmi doonaan madaxda dhigooda Wasaaradda Waxbarashadda Dalka Masar iyo madax kala duwan oo ka socda Wadamada Islaamka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts