HomeWararDowladda UK oo war ka soo saartay Qarax ka dhacay Magaalada Liverpool

Dowladda UK oo war ka soo saartay Qarax ka dhacay Magaalada Liverpool

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Qarax ka dhacay bannaanka Isbitaalka Haweenka ee Liverpool maalintii Axadda ayaa boolisku waxay ku dhawaaqeen inuu ahaa fal argagaxiso ah. Gaari taksi ah ayaa ku qarxay banaanka isbitaalka, waxaana halkaas ku dhintay rakaabkii gaariga saarnaa, sidoo kale waxaa ku dhaawacmay darawalkii gaariga waday. Afar nin ayaa lagu xiray magaaladaas, kuwaasoo lala xiriirinayo falkii Axaddii dhacay. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qarax ka dhacay bannaanka Isbitaalka Haweenka ee Liverpool maalintii Axadda ayaa boolisku waxay ku dhawaaqeen inuu ahaa fal argagaxiso ah.

Gaari taksi ah ayaa ku qarxay banaanka isbitaalka, waxaana halkaas ku dhintay rakaabkii gaariga saarnaa, sidoo kale waxaa ku dhaawacmay darawalkii gaariga waday.

- Advertisement -

Afar nin ayaa lagu xiray magaaladaas, kuwaasoo lala xiriirinayo falkii Axaddii dhacay. Rakaab tagsiga raacay ayaa lagu tuhunsantahay inuu sameeyay “walxaha qarxa” kaas oo sababay qaraxa, ayuu yiri Madaxa La-dagaalanka Argagaxisada ee Waqooyi Galbeed Russ Jackson.

Waxa uu warbaahinta u sheegay in uu fahamsan yahay in dareewalka Delta Taksi uu qof rakaab ah ka soo qaaday waddada Rutland Avenue, oo u dhow Sefton Park, Axaddii. waxa uuna codsaday in la geeyo Isbitaalka Haweenka Liverpool, kaas oo u jiray ilaa 10 daqiiqo,” ayuu yiri ACC Jackson.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts