HomeWararRW Rooble “Waxaan diyaariyay safaro aan ku tagayo goobaha ay ka dhacayso...

RW Rooble “Waxaan diyaariyay safaro aan ku tagayo goobaha ay ka dhacayso doorashada G/Shacabka”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee  Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhawaan safaro ku bixin doona Magaalooyinka dowlad Goboleedyada ee loo qorsheeyay in ay doorashadu ka dhacdo. Rooble ayaa shaaciyay in Jumcaha soo aaddan ama Sabtiga uu ka ama-bixi doona Magaalada Muqdisho, waxaana uu gaari doonaa Magaalooyinka Dowlad Goboleedyada ee loo qorsheeyay in lagu qabto […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee  Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhawaan safaro ku bixin doona Magaalooyinka dowlad Goboleedyada ee loo qorsheeyay in ay doorashadu ka dhacdo.

Rooble ayaa shaaciyay in Jumcaha soo aaddan ama Sabtiga uu ka ama-bixi doona Magaalada Muqdisho, waxaana uu gaari doonaa Magaalooyinka Dowlad Goboleedyada ee loo qorsheeyay in lagu qabto dooarshada Golaha shacabka.

- Advertisement -

“Wixii ka billowda Jumacada ama sabtiga waxaan diyaariyay Safaro aan ku tagayo Goobaha ay ka dahcayso doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka” ayuu yiri RW Rooble.

Magaalooyinka Maamul Goboleedyada ayaa waxaa dhawaan si rasmi ah looga bilaabi doonaa doorashada Golaha shacabka, iyadoo ay socdaan diyaar garaw ku aaddan Dorashada Xildhibaanada aqalka hoose.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts