HomeWararMadaxweynaha Puntland oo Caawa Isbedel ku sameeyay Taliyeyaal Ciidan

Madaxweynaha Puntland oo Caawa Isbedel ku sameeyay Taliyeyaal Ciidan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Isbedel ku sameeyay Taliyeyaasha Ciidanka Booliska Gobolada Nugaal, Bari iyo Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada, sidoo kalena magacaabay Agaasime Ku-xigeenka PMPF-ta Puntland. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Saciid Deni ayaa waxaa G/sare Xuseen Cali Maxamed oo ahaa Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Bari loogu bedelay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Isbedel ku sameeyay Taliyeyaasha Ciidanka Booliska Gobolada Nugaal, Bari iyo Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada, sidoo kalena magacaabay Agaasime Ku-xigeenka PMPF-ta Puntland.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Saciid Deni ayaa waxaa G/sare Xuseen Cali Maxamed oo ahaa Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Bari loogu bedelay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal.

- Advertisement -

Madaxweyne Deni ayaa G/sare Cabdulqaadir Jaamac Dirir oo ahaa Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada u wajeejiyey Taliska Ciidanka Booliska, waxaana loo Magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Bari.

Ugu dambeyn Madaxweynaha Puntland  ayaa Maxamuud Silaal Cumar u magacaabay Agaasime Ku-xigeenka PMPF-ta dowlad Goboleedka Puntland, isagoo bedelaya Mas’uuliyiin ka horeeyay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts