HomeWararWasiir Dubbe: “Halla daayo doorashada Malxiiska ah, haddaan la dayn Karin, daaya...

Wasiir Dubbe: “Halla daayo doorashada Malxiiska ah, haddaan la dayn Karin, daaya midda niqaaban”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo ka hadlayay arrimaha doorashooyinka dalka ayaa tilmaamay inay muhiim tahay in dadka ku tarramaya kuraasta Golaha Shacabka ay noqdaan dad wajiyadooda la arki karo, una diyaarsan tartan ku dhisan daah furnaan ee aysan noqon dad niqaaaban. “Guddiyada doorashada waxaan leeyahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo ka hadlayay arrimaha doorashooyinka dalka ayaa tilmaamay inay muhiim tahay in dadka ku tarramaya kuraasta Golaha Shacabka ay noqdaan dad wajiyadooda la arki karo, una diyaarsan tartan ku dhisan daah furnaan ee aysan noqon dad niqaaaban.

“Guddiyada doorashada waxaan leeyahay ha laga daayo doorashada malxiiska, hadaan laga daynayna ha laga daayo midka niqaaban,” . Ayuu yirii Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Cusmaan Abuukar Dubbe oo ka qeyb galay xafladda furitaanka Telefeshinka iyo Raadiyaha Arlaadi oo ku bixi doona Lahjadda Mayga.

- Advertisement -

Wasiir Dubbe ayaa xusay in lahjadda mayga ay tahay in la barto, bulshadana ay wax badan ka faa’iididoonaan, maadaama ay tahay quruxda Afka Soomaaliga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts