HomeWararMahdi Guuleed oo ka hadlay Doorashadii ka dhacday Muqdisho ee uu kusoo...

Mahdi Guuleed oo ka hadlay Doorashadii ka dhacday Muqdisho ee uu kusoo baxay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay doorashadii Maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho uu kusoo baxay Xildhibaankii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad. Mahdi Guuleed oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay inay si wanaagsan u bilaabatay doorashada Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland, isla markaana todobaadyada soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay doorashadii Maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho uu kusoo baxay Xildhibaankii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad.

Mahdi Guuleed oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay inay si wanaagsan u bilaabatay doorashada Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland, isla markaana todobaadyada soo socda ay dhici doonaan doorashada 44 kursi ee ka haray kuraasta Golaha Shacabka ee xubnaha ka soo jeeda Somaliland.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa Guddiga doorashooyinka Somaliland iyo Guddiga doorashooyinka heer Federaal ku boggaadiyay dadaalkooda ay sameeyeen ee Maanta ku qabsoontay doorashada kuraastii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka.

Isaga oo sii hadlaayay ayaa uu u mahadceliyay ergooyinka soo doortay isaga iyo Biixi Iimaan Cigale, isla markaana waxaa uu sheegay inay doorashada aheyd mid furan oo tartan la galay, kuna dhacday si wanaagsan oo jawabi degan.

Ugu dambeyn Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta oo Maanta noqday Xildhibaankiii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ayaa u mahadceliyay Ciidanka Booliska dowladda ee sugayay amniga doorashada dhacday.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts