HomeWararShir looga hadlayo Isbedalka Cimilada oo ka furmay Scotland 

Shir looga hadlayo Isbedalka Cimilada oo ka furmay Scotland 

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa maanta ka furmay magaalada Glasgow ee Scotland shir weyne looga hadlayo isbadalka cimilada iyo sidii wax looga qaban lahaa. Ergooyiin ka kala socda ilaa 200 oo dal ayaa halkaas ku sugan si ay uga wada-hadlaan qaabka loo dhimi karo qiiqa hawada wasaqeeya marka la gaaro sanadda 2030. Rai’sul wasaaraha UK Boris Johnson ayaa ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maanta ka furmay magaalada Glasgow ee Scotland shir weyne looga hadlayo isbadalka cimilada iyo sidii wax looga qaban lahaa.

Ergooyiin ka kala socda ilaa 200 oo dal ayaa halkaas ku sugan si ay uga wada-hadlaan qaabka loo dhimi karo qiiqa hawada wasaqeeya marka la gaaro sanadda 2030.

- Advertisement -

Rai’sul wasaaraha UK Boris Johnson ayaa ku booriyay hoggaamiyeyaasha in sida ugu wanaagsan ay uga faa’iidaystaan shirwaynahan.

Dhacdooyinka lala xiriirinayo isbeddelka cimilada – waxa ka mid ah kuleylka xad-dhaafka ah, fatahaadaha iyo dababka ka kaca keymaha oo sii kordhaya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts