HomeWararSoomaali tiro badan oo ku sumowday hilib ay cuneen

Soomaali tiro badan oo ku sumowday hilib ay cuneen

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Mas’uuliyiinta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa sheegay iney baarayaan waxa sababey in dad reer miyi ah, ay ku sumoobaan hilibka neef Geela, deegaan hoos taga degmada Awaare ee gobolka Jarar. Guddoomiyaha gobolka Jarar ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Axmed Xuseen Bidhic, ayaa carabka ku dhuftey in dhammaan dadkii cuney hilibka laga qabtey caloosha, oo si […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mas’uuliyiinta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa sheegay iney baarayaan waxa sababey in dad reer miyi ah, ay ku sumoobaan hilibka neef Geela, deegaan hoos taga degmada Awaare ee gobolka Jarar.

Guddoomiyaha gobolka Jarar ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Axmed Xuseen Bidhic, ayaa carabka ku dhuftey in dhammaan dadkii cuney hilibka laga qabtey caloosha, oo si deg deg ahna loogula cararey isbitaal.

- Advertisement -

Dadka ku sumoobey hilibka, ayaa waxaa lagu qiyaasayaa iney gaarayaan illaa iyo 30 qof, iyagoo lagula tacaalayo isbitaal ku yaalla degmada Awaare.

Ruux haweeney ah oo kamid ah dadka ku sumoobey hilibka neefka Geela, ayaa markii danbe ku dhimatey isbitaalka Awaare.

Dadka la dhigey isbitaalka ayaa la sheegay iney wajaheen xanuuno kala duwan, sida Matag, Shuban, Qandho iyo kuwa kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts