HomeWararKalfadhiga 49-aad ee Golaha Wakiillada puntland oo xirmay iyo Deni oo Khudbad...

Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Wakiillada puntland oo xirmay iyo Deni oo Khudbad ka jeediyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland  Gudoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa Khudbad ka jeediyay Furitaanka Kalfadhiga 48-aad ee Golaha Wakiillada puntland kaas oo uu si rasmi ah u furay Madaxweynaha Siciid Cabdullahi Denni sida uu qabo qodobka 80-aad farqadiisa 12-aad ee Dastuurka Dawladda Puntland. Furitaanka Kal-fadhiga 49aad waxaa ka qeyb galay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland  Gudoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa Khudbad ka jeediyay Furitaanka Kalfadhiga 48-aad ee Golaha Wakiillada puntland kaas oo uu si rasmi ah u furay Madaxweynaha Siciid Cabdullahi Denni sida uu qabo qodobka 80-aad farqadiisa 12-aad ee Dastuurka Dawladda Puntland.

Furitaanka Kal-fadhiga 49aad waxaa ka qeyb galay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiye ku-xigeenka  1aad, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan, Senator-da Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland, Wasiiro, Taliyeyaasha ciidanka iyo marti sharaf kale.

- Advertisement -

Guddoomiyaha ayaa ka hadlay arrimaha Doorashooyinka Dawladaha hoose ee Puntland kubas oo ka qabsoomay degmooyinka Eyl, Qardho iyo Uffeyn, waxa uuna yiri “ Anigoo ka faa’iidaysanaya Munaasibadan qiimaha badan, waxaan boggaadinayaa sida habsamida leh ee ay inoogu socoto geedi-socodkii dimuqraadiyeynta Puntland gaar ahaan doorashooyinkii hordhaca ahaa ee ka qabsoomay Degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn, waxaan hawshaas ballaaran uga mahadcelinayaa dhammaan shacab weynaha Puntland, Golayaasha Dawladda, Guddiga KMG ee doorashooyinka Puntland ee TPEC, Ururada siyaasadda, Hay’adaha inaga taageera arrimaha doorashooyinka, saxaafadda iyo ciidamada amniga iyo nabadgelyada, waxaan Allah ka rajeyneynaa in doorashooyinka golayaasha deegaanka ee degmooyinka harsan guul inoogu qabsoomi doonaan.”

Dhinaca kalena, Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullahi Denni ayaa khudbad Dastuuri ah ka jeediyey Furitaanka Kalfadhiga 49aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland isaga oo ka hadlay guud ahaan xaaladaha dalka ee Amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha Doorashooyinka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts