HomeCaalamkaFaafaahin:- Weerraro ay dad badani ku dhinteen oo ka dhacay Suuriya

Faafaahin:- Weerraro ay dad badani ku dhinteen oo ka dhacay Suuriya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Laba weerrar ayaa gilgilay waddanka Suuriya, mid waxa uu ka dhacay magaalada Dimishiq halka mid ka kalana uu ka dhacay gobolka Idlib ee ay fallaagada maamulaan, ayaa iskudarkooda waxaa ku dhintay ugu yaraan 27 qof. Bambaano dhif iyo naadir ah ayaa saaka waxaa lagu weerraray bas milateri oo marayay gudaha magaalada caasimadda ah, waxaana halkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Laba weerrar ayaa gilgilay waddanka Suuriya, mid waxa uu ka dhacay magaalada Dimishiq halka mid ka kalana uu ka dhacay gobolka Idlib ee ay fallaagada maamulaan, ayaa iskudarkooda waxaa ku dhintay ugu yaraan 27 qof.

Bambaano dhif iyo naadir ah ayaa saaka waxaa lagu weerraray bas milateri oo marayay gudaha magaalada caasimadda ah, waxaana halkaasi ku dhintay ugu yaraan 14 qof.

- Advertisement -

Waa weerrarkii dadka ugu badan ay ku dhinteen ee ka dhaca Dimishiq tan iyo 2017-kii.

Waxyar kaddib xilligaasi ugu yaraan 13 qof oo rayid ah — oo ay ku jiraan carruur — ayaa waxaa lagu dilay duqayn milateri oo ka dhacday magaalada Ariixa ee gobolka Idlib, oo ah gobol ay intiisa badan ka taliyaan fallaagada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts