HomeWararXiliga ay dhacayso doorashada kuraasta ku harsan Jubbaland oo la shaaciyay

Xiliga ay dhacayso doorashada kuraasta ku harsan Jubbaland oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa shaaciyey jadwalka doorashada kuraasta harsan ee aqalka sare kuwaa oo uu soo gudbiyey xalay Madaxweynaha Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam. Jadwalka ayaa qeexaya waqtiga la diiwaan galin doono musharaxiinta u tartamaya kuraasta harsan ee aqalka sare qaybta Jubbaland iyo xiliga doorashadooda ay dhaceyso. Guddiga ayaa sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa shaaciyey jadwalka doorashada kuraasta harsan ee aqalka sare kuwaa oo uu soo gudbiyey xalay Madaxweynaha Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam.

Jadwalka ayaa qeexaya waqtiga la diiwaan galin doono musharaxiinta u tartamaya kuraasta harsan ee aqalka sare qaybta Jubbaland iyo xiliga doorashadooda ay dhaceyso.

- Advertisement -

Guddiga ayaa sheegay in maalinimada berri ah oo ay Taariikhdu ku began tahay 20-ka October ay Musharixiintu isdiiwaan galin doonaan,iyadoo sidoo kale musharixiinta loogu baaay in waajibaadka kaga aaddan dhanka xafiiska guddiga ay berry 8:00 saac oo subaxnimo u yimaadaan xarunta Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland.

Waxaana doorashada si toos ah ay u billaaban doontaa maalinta khamiista ah oo ay Taariikhdu tahay 21-ka October 2021.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts