HomeWararWararkii ugu dambeeyay Gobolka Gobolka Galdaduud iyo Xiisad dagaal oo taagan

Wararkii ugu dambeeyay Gobolka Gobolka Galdaduud iyo Xiisad dagaal oo taagan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in xaalad kacsanaan ah ay ka taagan taahay Gobolkaasi, xili Ciidanka Dowladda iyo kuwa Galmudug oo isku dhinac ah iyo Ahlu-sunna ay macquul tahay in saacadaha soo aaddan ay halkaasi ku dagaalamaan, sida ay soo sheegayaan dadka degaanku. Wararku waxaa ay tilmaamayaan in hadda ay Ciidanku isku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in xaalad kacsanaan ah ay ka taagan taahay Gobolkaasi, xili Ciidanka Dowladda iyo kuwa Galmudug oo isku dhinac ah iyo Ahlu-sunna ay macquul tahay in saacadaha soo aaddan ay halkaasi ku dagaalamaan, sida ay soo sheegayaan dadka degaanku.

Wararku waxaa ay tilmaamayaan in hadda ay Ciidanku isku muuqdaan, waxaana ay ku sugan yihiin Wadada Balamballe ee Guri-ceel ka baxda, waxaana hadda xaaladdu ay tahay mid  cakiran.

- Advertisement -

Waxaa lasoo sheegayaa in labada dhinac ay sameeyeen diyaar garowgii ugu dambeeyay, waxaana saacad waliba la filan kara in dagaal uu qarxo.

Magaalada Gurceel ayaa ah haatan mid dadkii intoodii badnayd ay ka baxeen, kadib markii ay ka cabsaden in lagu dul dagaalamo, waxaana ay u baxeen Tuulooyinka hoos yimaada Magaalada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts