HomeWararDowladda Soomaaliya oo shaacisay inay xoojineyso xiriirka dalalka deriska

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay xoojineyso xiriirka dalalka deriska

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah  ee Soomaaliya Balaal Maxamed Cismaan ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xoojineyso xiriirka wadamada deriska ah gaar ahaan kan ka dhaxeeyay Dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Wasiir Balaal ayaa waxaa uu sheegay inay muhiim utahay laba dal oo ay ka dhaxeyso xiriir iyo cilaad qaad qoto dheer loo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah  ee Soomaaliya Balaal Maxamed Cismaan ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xoojineyso xiriirka wadamada deriska ah gaar ahaan kan ka dhaxeeyay Dalalka Soomaaliya iyo Kenya.

Wasiir Balaal ayaa waxaa uu sheegay inay muhiim utahay laba dal oo ay ka dhaxeyso xiriir iyo cilaad qaad qoto dheer loo baahanyahay inay iskaashadaan.

- Advertisement -

Hadalka Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ayaa yimid kadib Guushii taariikhiga aheyd oo ay Soomaaliya ka gaartay kiiska dacwada baddeyna oo ay muranka gelisay kenya.

“Annaga waxaan diyaar unahay inaay wanaajino xiriirka nagala dhaxeeya wadanka deriska ee Kenya  balse hadii ay ku adkeystaan iyaga waxaan ku qasbanahay inaan ilaalino qaranimadeyna” ayuu yiri Wasiirka Balaal.

Balaal Maxamed Cismaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee dowladda Soomaaliya waxaa kaloo uu Sheegay in dowladda Soomaaliya ay xoojineyso madaxbaanida qaranka iyo jirintaan ummadda Soomaaliyeed isla markaana ay waajib ku tahay illaalinta xuduudaha dhulka ,Badda iyo Hawada oo ka mid ah astaamaha jiritaanka Ummadda Soomaaliyeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts