HomeWararTaliyihii Nabad Sugidda u qaabilsanaa Degmada dayniile oo qarax lagu dilay

Taliyihii Nabad Sugidda u qaabilsanaa Degmada dayniile oo qarax lagu dilay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Qarax Khasaro gaystay ayaa goordhaweyd ka dhacay duleedka degmada Daynile e Gobolkani Banaadir, waxaana soo baxaya faah faahinno dheeraada ah oo ku aaddan Qaraxaasi. Wararku waxaa ay sheegayaan in Qaraxa lagu dilay taliyihii ciidamada Hay’adad Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka u qaabilsanaa degmada Dayniile ee gobolka Banaadir Abdishakuur Raage oo loo yaqaannay  Cabdi Yare. Sida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qarax Khasaro gaystay ayaa goordhaweyd ka dhacay duleedka degmada Daynile e Gobolkani Banaadir, waxaana soo baxaya faah faahinno dheeraada ah oo ku aaddan Qaraxaasi.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Qaraxa lagu dilay taliyihii ciidamada Hay’adad Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka u qaabilsanaa degmada Dayniile ee gobolka Banaadir Abdishakuur Raage oo loo yaqaannay  Cabdi Yare.

- Advertisement -

Sida dad goobjoogayaal ah ay sheegeen Qaraxa ayaa lala beegsaday Gaari Cabdi Bile ah oo uu la socday Taliyuhu iyo Ciidankiisu xili uu ku jiray howlgalay ka sameynayeen Deegaanka Ceel Shaale ee kuyaala duleedka Degmada Dayniile.

Goobta uu qaraxu ka ka dhacay waxaa gaaray Ciidamada ammaanka Gobolkani Banaadir, kuwaasi oo sameeyay howgallo, balse ilaa iyo hadda lama sheegin cid loo soo qabtay qaraxaasi lagu dilay dilay taliyihii ciidamada Hay’adad Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka u qaabilsanaa degmada Dayniile ee gobolka Banaadir Abdishakuur Raage oo loo yaqaannay  Cabdi Yare.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts