HomeWararPuntland oo war kasoo saartay maalinta Calanka ee 12ka October

Puntland oo war kasoo saartay maalinta Calanka ee 12ka October

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulkaasi  Axmed Cilmi Cismaan Karaash “Waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu hanbalyeynayaa 67-sanno guurada ka soo wareegtay maalintii la sameeyey calankeenna oo ahayd 12, Oktoobar 1954-tii. Anigoo ku hadlaya afka Dawladda iyo Shacabka Puntland waxaan ummadda Soomaaliyeed si diirran ugu hambalyeynayaa maalintan qiima leh, waa sumad iyo astaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulkaasi  Axmed Cilmi Cismaan Karaash “Waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu hanbalyeynayaa 67-sanno guurada ka soo wareegtay maalintii la sameeyey calankeenna oo ahayd 12, Oktoobar 1954-tii.

Anigoo ku hadlaya afka Dawladda iyo Shacabka Puntland waxaan ummadda Soomaaliyeed si diirran ugu hambalyeynayaa maalintan qiima leh, waa sumad iyo astaan qawmi ah oo mudan karaamayn.

- Advertisement -

Hal-abuurihii Calankan Maxamed Cawaale Liibaan AUN iyo intii u soo dhimatay ee sababtay inuu si xora dunida uga babado ee u soo halgantay. Inteenna u heellan maamuuskiisa iyo qimayamkiisana Alle ha u fududeeyo.” ayuu yiri Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulkaasi  Axmed Cilmi Cismaan Karaash

Maanta oo ay Taariikhdu ku tahay tahay 12Ka October ayaa waxaa ay ku began tahay 67 sano guuradii kasoo wareegatay Calanka Soomaaliyeed, waxaana 12-kii October sanadkii 1954-tii ay aheyd markii ugu horreeysay ee la saaray Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts