HomeCaalamkaKuuriyada Waqooyi oo tijaabisay Gantaal xawaarihiisu sarreeyo

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay Gantaal xawaarihiisu sarreeyo

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Kuuriyada Waqooyi ayaa waxa ay ku andacootay inay tijaabisay gantaal xawaarihiisu uu aad u sarreeyo, kaas oo ay ku dhawaaqday inuu yahay mid ka mid yahay shanta ugu muhiimsan hannaanka hubka cusub ee ku jira qorshaheeda milateri ee shanta sanadood ee soo socota. Waa tallaaba kale oo muujinaysa hannaanka tiknoloojiyadda hubka ee sii kobcaya ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kuuriyada Waqooyi ayaa waxa ay ku andacootay inay tijaabisay gantaal xawaarihiisu uu aad u sarreeyo, kaas oo ay ku dhawaaqday inuu yahay mid ka mid yahay shanta ugu muhiimsan hannaanka hubka cusub ee ku jira qorshaheeda milateri ee shanta sanadood ee soo socota.

Waa tallaaba kale oo muujinaysa hannaanka tiknoloojiyadda hubka ee sii kobcaya ee Pyongyang, xilli ay saaran tahay cunaqabatayn caalami ah oo adag.

- Advertisement -

Tijaabada gantaalkii shalay ayaa waxaa cambaareeyay Mareykanka kaas oo Kuuriyada Waqooyi ugu baaqay inay dib ugu soo laabato miiska wadahadalka. Magaalada Seoul.

Warbaahinta dawladda Kuuriyada Waqooyi ayaa ku tilmaantay gantaalka cusub ee xawaarihiiisu dheereeyo inuu yahay “hub istaraatiiji ah”, oo badanaa macaneheedu yahay in gantaalka leedahay awood nukliyeer.

Warbixintu waxay sheegatay in sameynta nidaamkan cusub uu ahaa mudnaanta koowaad iyadoo tijaabintiisuna ay xaqiijisay waaxda xakamaynta maraakiibta iyo xasilloonida gantaalalda ee xukuumadda Pyonyang.

- Advertisement -

Hoggaamiyaha Kim Jong Un ayaa bishii Janaayo khudbad uu jeediyay ku sheegay liiska hubka uu doonayo in dalkiisa uu sameysto waxaana ka mid ahaa gantaalkan xaawaarihiisu dheereeya ee ay haatan tijaabisay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts