HomeCaalamkaMadaxweynaha Turkiga oo kulan la yeelan doona dhiggiisa dalka Ruushka

Madaxweynaha Turkiga oo kulan la yeelan doona dhiggiisa dalka Ruushka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa la filayaa inuu socdaal ku tago Magaalada Moscow ee caasimada dalka Ruushka, kadib markii casuumad uu ka helay dhigiisa Ruushka Vladimir Putin. Sida uu qorshahu yahay labada hoggaamiye ayaa markii ay wada kulmaan ka wada xaajoon doona dhinacyada horumarka gobolka iyo xaaladda gobalka Idlib ee Suuriya, sida ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa la filayaa inuu socdaal ku tago Magaalada Moscow ee caasimada dalka Ruushka, kadib markii casuumad uu ka helay dhigiisa Ruushka Vladimir Putin.

Sida uu qorshahu yahay labada hoggaamiye ayaa markii ay wada kulmaan ka wada xaajoon doona dhinacyada horumarka gobolka iyo xaaladda gobalka Idlib ee Suuriya, sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka ee Ihlas News Agency.

- Advertisement -

Labada hogaamiye ayaa la filayaa inay ka wada hadlaan xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Ankara iyo Moscow, horumarka gobolka ee hadda jira, iyo arrimaha caalamiga ah, iyadoo si gaar ah diiradda loo saari doono dhibatooyinka ka jira waddamada Suuriya, Liibya iyo Afgaanistaan.

Kulankan ayaa noqonaya kii u horeeyay ee ay labada madaxweyne si toos ah ugu kulmaan in ka badan mudo sanad ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts