HomeCaalamkaMareykanka oo Digniin kasoo saaray weeraro Al-Qaacida geysan karto

Mareykanka oo Digniin kasoo saaray weeraro Al-Qaacida geysan karto

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Mark Milley, oo ka mid ah janaraallada ugu sarreeya militariga Mareykanka, ayaa ka digay in ururka argagixisada ah ee Al-Qaacida ee ku sugan dalka Afghanistan ay halis ugu noqon karaan Mareykanka wax ka yar 12 bilood gudahood. “Taliban ma aysan jarin xiriirkii ay la wadaagayeen kooxda mas’uulka ka ah weerarkii 9/11, iyaga laftooduna wali waa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mark Milley, oo ka mid ah janaraallada ugu sarreeya militariga Mareykanka, ayaa ka digay in ururka argagixisada ah ee Al-Qaacida ee ku sugan dalka Afghanistan ay halis ugu noqon karaan Mareykanka wax ka yar 12 bilood gudahood.

“Taliban ma aysan jarin xiriirkii ay la wadaagayeen kooxda mas’uulka ka ah weerarkii 9/11, iyaga laftooduna wali waa argagixiso,” ayuu yiri Janaraal Milley.

- Advertisement -

Isaga iyo wasiirka gaashaan dhigga, Lloyd Austin, ayaa su’aalo lagu weydiiyay aqalka Wakiillada ee Congress-ka, si ay sharraxaad uga bixiyaan go’aankii bishii lasoo dhaafay ciidanka Mareykanka looga soo saaray dalka Afghanistan.

Dowladdii ka jirtay Afghanistan ayaa burburtay islamarkii ay Taliban si xowli ah horumar uga sameeyeen dagaalka ay dib ugu qabsanayeen waddankaas.

Senator Jack Reed oo ah guddoomiyaha guddi ka tirsan aqalka ayaa sheegay in xildhibaannada ay doonayeen inay fahmaan in Mareykanka uu fahmi waayay waxyaabo bidhaaminayay” burburka dowladda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts