HomeWararMadaxweyne Qoorqoor oo kulan la yeeshay Safiirka Shiinaha ee Somalia

Madaxweyne Qoorqoor oo kulan la yeeshay Safiirka Shiinaha ee Somalia

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo weli ku sugan Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa kulan la qaatay Safiirka dalka Shiinaha ee Soomaaliya u fadhiya Mr. FEI Shengchao. Kulanka dhexmaray Madaxweyne Qoorqoor iyo Safiir Mr. FEI Shengchao ayaa waxaa looga hadlay Arrimo ay kamid yihiin xaaladda guud ee dalka, dhiirogelinta xiriirka ganacsiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo weli ku sugan Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa kulan la qaatay Safiirka dalka Shiinaha ee Soomaaliya u fadhiya Mr. FEI Shengchao.

Kulanka dhexmaray Madaxweyne Qoorqoor iyo Safiir Mr. FEI Shengchao ayaa waxaa looga hadlay Arrimo ay kamid yihiin xaaladda guud ee dalka, dhiirogelinta xiriirka ganacsiga iyo horumarinta Kaabayaasha dhaqaalaha Galmudug.

- Advertisement -

Ugu danbeyntii, Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka mahadceliyay kulanka iyo guud ahaanba garab istaagga dowladda Shiinaha siiso dowladda Federaalka Soomaaliya

Qoorqoor ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, isagoona kulamo kala duwan la qaatay qaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya, isla markaana kala hadlay Arrimo dhowr ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts