HomeWararMalleyshiyaad hubeysan oo dad shacab ah ku laayay Gobolka Galgaduud

Malleyshiyaad hubeysan oo dad shacab ah ku laayay Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka helayno deegaanka Garsle oo ka tirsan Dowlad Degaanka Soomaali Galbeed ayaa ku warramaya in goordhaweyd halkaasi lagu dilay dad shacab ah. Wararkii ugu dambeeyay ee ina soo gaaraya ayaa tibaaxaya in Malleyshiyaad hubeysan ay rasaas ku fureen Gaari Rakaab ah oo ay la socdeen dad ganacsato u badan,kaasi oo la sheegay inuu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka helayno deegaanka Garsle oo ka tirsan Dowlad Degaanka Soomaali Galbeed ayaa ku warramaya in goordhaweyd halkaasi lagu dilay dad shacab ah.

Wararkii ugu dambeeyay ee ina soo gaaraya ayaa tibaaxaya in Malleyshiyaad hubeysan ay rasaas ku fureen Gaari Rakaab ah oo ay la socdeen dad ganacsato u badan,kaasi oo la sheegay inuu ka ambaxay Degmada Balanballe ee Gobolka galgaduud.

- Advertisement -

Gaariga ayaa waxaa jidka u galay sida la sheegay malleyshiyaad hubeysan, Xilli uu kusoo jeeday Dowlad degaanka, waxaana soo baxaya faah faahinno dheraadn ah oo laga helayo,weerarkaasi lagu qaaday dadkaasi rakaabka ahaa.

Inta la xaqiijiyay labo ruux ayaa ku geeriyootay, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay tiro intaa ka badan, sida ay kusoo warramayaan dadka degaanka.

Weerarkaasi lagu qaaday dadkasi shacabka ahaa ayaa salka ku haya aanooyin qabiil, waxaana maal mihii ugu dambeeyay degaanada Gobolkaasi ay dagaallo Culus ku dhexmarayeen malleyshiyaad hubeysan oo ka kala tirsan beelaha dagaalamaya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts