HomeWararXukun lagu riday Muwaadin Soomaali gubay Kaniisad ku taalla Dal ka tirsan...

Xukun lagu riday Muwaadin Soomaali gubay Kaniisad ku taalla Dal ka tirsan Yurub

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamada Racfaanka Gobolka Innlandet ee dalka Norway ayaa waxaa ay xukun ku riday Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu helay dembi ah inuu gubay kaniisada taariikhiga ah ee DombÃ¥s ee ku taalla dalkaas. Muwaadinka oo da’diisu lagu sheegay 29-sanno jir ayaa Maxkamadda Racfaanka Innlandet waxaa ay ku xukuntay in lagu haayo Xarunta loogu tala-galay in lagu haayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamada Racfaanka Gobolka Innlandet ee dalka Norway ayaa waxaa ay xukun ku riday Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu helay dembi ah inuu gubay kaniisada taariikhiga ah ee Dombås ee ku taalla dalkaas.

Muwaadinka oo da’diisu lagu sheegay 29-sanno jir ayaa Maxkamadda Racfaanka Innlandet waxaa ay ku xukuntay in lagu haayo Xarunta loogu tala-galay in lagu haayo dad dhimirka ka xanuunsan ee dembiyada geysta.

- Advertisement -

Muwaadinka oo aan magacaabiisa la shaacin ayaa waxaa horey Maxkamadda hoose ee magaalada Lillehamar ee Norway ku xukuntay afar sanno iyo labo bilood oo xabsi ah, balse la tilmaamay in qareenada u doodayay ay rafcaan ka qaateen xukunkaas.

Sidoo kale Maxkamada Racfaanka Gobolka Innlandet ee dalka Norway ayaa Waaxda Caafimaadka ka codsatay in baaris Caafimaad lagu sameeyo Muwaadinka lagu helay inuu gubay kaniisada taariikhiga ah ee Dombås iyo isku deyga kaniisad kale.

Baaritaano kala duwan oo Caafimaadka gaar ahaan dhanka Maskaxda looga sameeyay Muwaadinka Soomaaliyeed ee xukunka lagu riday ayaa Natiijada soo baxday lagu sheegay inay tahay in Ninka uu haayo nooc kamid ah xanuunada dhimirka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts