HomeWararWaqtiga ay bilaabaneyso Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland oo la shaaciyay

Waqtiga ay bilaabaneyso Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Somaliland ayaa soo saaray Jadwalka doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland. Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in diiwaan-gelinta Musharaxiinta Xildhibaanada Aqalka Sare ee Somaliland ayaa bilaabaneyso 23-ka bishaan oo berrito ku beegan, halka tababar loo furayo Ergada dooraneysa Xildhibaanada 26-ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Somaliland ayaa soo saaray Jadwalka doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in diiwaan-gelinta Musharaxiinta Xildhibaanada Aqalka Sare ee Somaliland ayaa bilaabaneyso 23-ka bishaan oo berrito ku beegan, halka tababar loo furayo Ergada dooraneysa Xildhibaanada 26-ka September.

- Advertisement -

Guddiga ayaa Jadwalka ay soo saareen ku caddeeyay in Musharaxiinta Xildhibaanada ay khudbadahooda jeedin doonaan 27-ka Sep, waxaana Guddiga uu shaaciyay in doorashada Aqalka Sare ee Somaliland ay bilaabaneyso 28-ka bishaan, lana soo gaba-gabeynayo30-ka  September 2021.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Mahdi Guuleed ayaa shalay Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare ee Somaliland u gudbiyay Ra’iisul Wasaare Rooble.

Hoos ka Akhriso Jadawalka doorashada ee lasoo saaray.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts