HomeCaalamkaWararkii ugu dambeeyay isku-day Afgembi oo ka dhacay dalka Suudaan

Wararkii ugu dambeeyay isku-day Afgembi oo ka dhacay dalka Suudaan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dowladda Suudaan ayaa waxaa sheegtay in afgembi dhicisoobay uu ka dhacay dalkaas isla markaana la qaaday tallaabooyin lagu dajinayo xiisadda, sida ay baahisay warbaahinta dowladda. “Waxaa dhacay afgembi dhicisoobay, dadka waa inay ka hortagaan” ayay soo xigatay wakaaladda wararka ee AFP. Waxaa jiray isku dayo la doonayay in lagu qabsado dhismayaasha warbaahinta dowladda, sida ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Suudaan ayaa waxaa sheegtay in afgembi dhicisoobay uu ka dhacay dalkaas isla markaana la qaaday tallaabooyin lagu dajinayo xiisadda, sida ay baahisay warbaahinta dowladda.

“Waxaa dhacay afgembi dhicisoobay, dadka waa inay ka hortagaan” ayay soo xigatay wakaaladda wararka ee AFP.

- Advertisement -

Waxaa jiray isku dayo la doonayay in lagu qabsado dhismayaasha warbaahinta dowladda, sida ay baahisay AFP.

Qorsal uu Afhayeenka Golaha KMG ee haya Talada dalkaasi Sovereign Council soo dhigay Bartiisa Facebook  ayaa waxa uu dalka Reer Sudan ugu baaqay inay isku soo baxaan, si ay u difaacaan dalka iyo inay badbaadiyaan xilliga ku-meel-gaarka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts