HomeCaalamkaWeerar dhimasho badan sababay oo ka dhacay dalka Ruushka

Weerar dhimasho badan sababay oo ka dhacay dalka Ruushka

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Nin hubeysan ayaa maanta rasaas ku furay xarunta jaamacad ku taalla dalka Ruushka, isaga oo dilay ugu yaraan sideed qof, sida ay sheegeen dambi-baarayaasha.

Waa toogashadii labaad oo arday lagu beegsado oo sanadkan ka dhacda dalkaas.

- Advertisement -

Muuqaallo lagu baahiyey baraha bulshada ayaa muujinaya dad daaqadaha jaamacadda oo ku taalla magaalada Perm kasoo tuuraya agabyadooda kahor inta aanay kasoo boodin.

Guddiga baara dambiyada waa weyn, ayaa sheegay in sidoo kale dhowr qof oo kale lagu dhaawacay weerarka jaamacadda Perm State National Research University, islamarkaana ninka weerarka fuliyey oo arday ka ah jaamacadda la dhaawacay, lana xiray.

Warbaahinta dowladda ayaa baahisay muuqaalka muujinaya qofka weeraka fuliyey oo xiran dhar madow iyo koofida adag ee lagu kaxeeyo mootooyinka, islamarkaana sita qori isaga oo dhex socda jaamacadda.

Latest stories