HomeWararRa’iisul Wasaare Rooble oo Amar culus dul-dhigay Wasiir Cabdiraxmaan Beyle

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Amar culus dul-dhigay Wasiir Cabdiraxmaan Beyle

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray Amar cusub oo ku socda Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle. Qoraal kasoo baxaya Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa Wasiir C/raxmaan Beyle lagu amray in uusan bixin karin wax kharash ah nooc kasta ha’ahaate illaa uu ogalaasho ka helo Xafiiska Rooble. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray Amar cusub oo ku socda Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

Qoraal kasoo baxaya Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa Wasiir C/raxmaan Beyle lagu amray in uusan bixin karin wax kharash ah nooc kasta ha’ahaate illaa uu ogalaasho ka helo Xafiiska Rooble.

- Advertisement -

Wasaaradda Maaliyadda ayaa la faray in mushaarka Ciidamada iyo shaqaalaha, raashinka ciidamada, mashaariicda iyo wixii kale ee kharash lagama maar-maan u ah adeega dowladda waa in ay marka mas’uuliyiinta Wasaaradda maaliyadda waajibaadkooda shaqo ka gutaan ay ogolaansho ka helaan Ra’iisul Wasaaraha, inta aan la bixin wax lacag ah.

Sidoo kale Rooble ayaa ku amray Wasaaradda Maaliyadda in wax lacag aysan ka soo qaadi karin qoondada dowladda Federaalka Soomaaliya ee lacagta Hay’adda IMF, iyada oo aan ogolaasho laga helin Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Sababta keentay Amar uu Ra’iisul Wasaaraha kusoo rogay Wasaaradda Maaliyadda xilgaarsiinta ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay in taxaddar dheeraad ah loo yeesho kharashka bixinta dowladda iyo isticmaalka lacagta IMF, maadaama uu dalka ku jiro marxalad kala guur ah.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Ra’iisul Wasaare Rooble.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts