HomeWararQoorqoor oo dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb

Qoorqoor oo dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa galabta dib ugu  laabtay  Caasimadda Maamulkaasi Galmudug ee Dhuusamareeb kaddib safar shaqo oo uu Muqdishu ku joogay. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo dhaweeyey Madaxweyne Ku xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid, Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Dr.  Maxamed Nuur Gacal, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa galabta dib ugu  laabtay  Caasimadda Maamulkaasi Galmudug ee Dhuusamareeb kaddib safar shaqo oo uu Muqdishu ku joogay.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo dhaweeyey Madaxweyne Ku xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid, Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Dr.  Maxamed Nuur Gacal, xubno ka tirsan labada gole, maamulka caasimadda iyo masuuliyiin kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts