HomeWararWafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa goordhaw gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug wafdi ka socda Qaramada Midoobe oo ay hoggaamineyso ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha-guud ee Qaramada Midoobay Marwo Anita Kiki Gbeho. Ujeeddada socdaalka wafdigan ayaa ah qiimaynta xaaladda guud ee dowlad goboleedka Galmudug, arrimaha doorashooyinka iyo horumarinta. Waxaa la filayaa in guddigani ay kulamo la qaataan madaxda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa goordhaw gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug wafdi ka socda Qaramada Midoobe oo ay hoggaamineyso ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha-guud ee Qaramada Midoobay Marwo Anita Kiki Gbeho.

Ujeeddada socdaalka wafdigan ayaa ah qiimaynta xaaladda guud ee dowlad goboleedka Galmudug, arrimaha doorashooyinka iyo horumarinta.

- Advertisement -

Waxaa la filayaa in guddigani ay kulamo la qaataan madaxda maamulka Galmudug, waxaana u jeedka iyo sababta ay halkaasi ay u taagyn ay tahay arrimo ku aaddan doorashada maamulkaasi, gaar haan doorashada Aqalka sare.

Doorashad Aqalka sare ee Senatorada kasoo kaliya dhanka Galmudug ayaa ah mid uu ka jiro loolan aad u xooggan, waxaana kursaasta taalla maamulkaas ee aqalka sare ay tahay mid si weyn loo hadal hayo.

Maamulka Galmudug ayaa dhawaan amaro culus soo saaray oo ku aaddan arrimaha doorashooyinka, waxaana sidoo kale la joojiyay in Mushariixinta u tartamaya kuraasta aqalka sare in loo sameeyo soodhaweyn.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts