HomeWararHaweenaydii ugu horreysay oo ka mid noqtay Baarlamaanka 11aad ee Aqalka Sare

Haweenaydii ugu horreysay oo ka mid noqtay Baarlamaanka 11aad ee Aqalka Sare

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaankii ugu horreeyey ee Aqalka Sare kasoo galaya maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta lagu doortay magaalada Baydhaba, halkaasi oo codeynta xildhibaanada maamulka ay ka socoto. Senator Zamzam Ibraahim Cali, oo hadda ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa dib loo doortay kursigeeda, ayada Shariifo Cusmaan Xaji kaga adkaatay codeyn ah 81-4. Baarlamanka Koonfur Galbeed ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaankii ugu horreeyey ee Aqalka Sare kasoo galaya maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta lagu doortay magaalada Baydhaba, halkaasi oo codeynta xildhibaanada maamulka ay ka socoto.

Senator Zamzam Ibraahim Cali, oo hadda ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa dib loo doortay kursigeeda, ayada Shariifo Cusmaan Xaji kaga adkaatay codeyn ah 81-4.

- Advertisement -

Baarlamanka Koonfur Galbeed ayaa la filayaa in maanta uu doorto ilaa shan senator, ayada oo hadda ay socoto codeynta xubnaha kale.

Senator Zamzam ayaa noqoneysa haweeneydii ugu horreysay ee loo doorto Aqalka Sare ee cusub ee Soomaaliya.

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ahaa kii labaad ee qabta doorashada Aqalka Sare, ayada oo Khamiistii tegtay doorashadii ugu horreysay ay ka dhacday maamulka Jubaland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts