HomeCaalamkaDad loo xiray Afgembigii Fashilmay ee dalka Madagaskar

Dad loo xiray Afgembigii Fashilmay ee dalka Madagaskar

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Boliska dalkaasi waxay sheegeen in la xiray 21-qof oo ay ku jiraan xubno ka tirsan Milliteriga iyo kuwa Xoojinta Sharciga, kuwaasi oo lala xiriirinayo Afgembigii xilka looga tuuri lahaa Madaxweyne Andaray Rajoelina. Xeer-Ilaaliyaha Guud ee dalkaasi, Bertin Razafiyarifuni ayaa u sheegay Suxufiyiinta in 14 ka midah Eedeysanayaasha la xiray loo gudbiyey Hay’adaha Baaritaanka. Waxa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boliska dalkaasi waxay sheegeen in la xiray 21-qof oo ay ku jiraan xubno ka tirsan Milliteriga iyo kuwa Xoojinta Sharciga, kuwaasi oo lala xiriirinayo Afgembigii xilka looga tuuri lahaa Madaxweyne Andaray Rajoelina.

Xeer-Ilaaliyaha Guud ee dalkaasi, Bertin Razafiyarifuni ayaa u sheegay Suxufiyiinta in 14 ka midah Eedeysanayaasha la xiray loo gudbiyey Hay’adaha Baaritaanka.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray in Baarayaasha heleen Dukumenti faahfahin ka bixinayo Qorshaha Istraatijiyada ee lagu khaaarijin lahaa 5 Siyaasi oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Madagaskar.

Bishii la soo dhaafay ee July ayaa la fashiliyey Afgembigaasi, iyadoo la xiray dhowr qof oo ay ka mid ahaayeen 2 Muwaadin oo Faransiis ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts